Qodobka uu xasan shiikh garta ku yeelankaro ee ah Qodobka wadatashi in aanu raysal wasaarahu lasamayn (Falanqayn)

Filed under: Wararka |

Warbaahinta Puntland observer ayaa isku dayaysa in ay marwalba eegto oo soo tabiso akhbaaraha la xiriira muhiimadda danta umaadda Soomaalida.

Waxaa xaqiiq ah in uu Xasan Shiikh ku doodayo in aanu Raysal wasaaruhu wada tashi kala samayn isku shaandhayntii ku wajahnay Faarax Sh, laakiin markii aan dad badan Qodobkaas isaga ah isla falanqaynay waxaa soo baxday

In aanu Xasan Sh marna aynan ugu jirin talada in lagala hadlo in wasaaradda Garsoorka iyo Dastuurka laga badalo ninka ay Xulufada Damjidiid isla yihiin ee Faarax Sh.

Waxaana ay warbaahinta Puntlandobserver si hoose u heshay in raysal wasaaraha iyo intii ay daacadda ka ahayd in ay haykalka Dawladnimo si daacada ugu shaqeeyaan ay ku khasbanaadeen in ay ku dhiiradaan in wasaarada laga badalo Faarax Sh, waana midaas mida uu xasan shiikh ka carooday isla markaasna uu hadba dhan isugu qaadayo

HALKAAK KA AKHRI QAYB KAMID AH CADAYMAHA TIRADA BADAN EE AY PUNTLANDOBSERVER KA HAYSO SIDAA AY FAARAX SH IYO SAAXIIBKI XASAN SH AY UGU TUNTEEN DASTUURKII IYO GARSOORKII AYNA U BADAN TAHAY SABABTAAS SABABTA UU JAGADA KU WAAYAY FAARAX SH