Qofkeenna Ma Dhamma

Filed under: Important News,Sheekooyinka,Wararka |

Nasreddin

Qofkeenna Ma Dhamma

Inan da’ yar oo inankay jeclayd, Shiikh Nasruddiin Xoja, xoog uga cadhootay, ayaa ku tidhi, “Allaylehe, nacasnimo way kugu wada dhantahay!”

Kuye Nasruddiin: “Heedhe, iga daa sabaasha iyo likaacada, qofkeenna ma dhamma oo wax baa inaga wada dhimman!”

Sheekooyinka Shiikh Nasruddiin Xoja [noolaa qarnigii 13aad ee miillaadiga]