Qurbajoogta reer Puntland-Somalia Oo U Tacsiyaynaya Eheladii Fiqi Bashiir Cabdulle Naxariistii Eebe Alle Ha Siiyo

Filed under: Important News,Wararka |

tacsi1

Innaa Lilaahi Wa innaa Illaahi Raajihuun.

Anagoo ah  umadda reer Puntland-Somalia waxaan tacsi u diraynaa eheladii  Fiqi Bashiir  Cabdulle Cusmaan iyo eheladiisa.

Waxaan Illaahay uga baryaynaa naxariistii eebe.

  1. Dr Maxamed Cabdi Baydhabo (Sweden).
  2.  Eng Cabdiraxmaan Sh Maxamuud (Qadar)
  3. Dr  Cali Xaaji Warsame (Kenya).
  4. Sh Maxamed Sh Cismaan (Kenya).
  5. Aqoonyahan Cabdiraxmaan Sh Maxamed Gabkax (Usa).
  6. Dr Cabdinasir Ciise Dheeg (Zwitserland)
  7. Dr Yaasiin Cali Cuuke (Sweden).
  8. Dr Maxamed Xuseen Biixi (Sweden).
  9. Dr Xuseen Cali Saylaan (Sweden).
  10. Dr Cabdi Cismaan Firdhiye (Sweden).
  11. Cor Axmed kabeek (Sweden)
  12. Aqoonyahan Maxamuud Sh African (Sweden).
  13. Dr Jamaal Axmed Husein (Sweden).
  14. Aqoonyahan Rashiid Cabdí Muuse (Sweden).
  15. Dr Calas (Sweden
  16. Aqoonyahan Maxamed Xasan Alto (Finland)
  17. Aqoonyahan Xabiib Yaasiin (USA).
  18. Aqoonyahan Cabdiraxmaan Warsame Jaamac (USA).
  19. Cor Maxamuud Shaale (USA).
  20. Eng Cabdirixiin Axmd Xaaji (USA).
  21. Aqoonyahan Siciid Qaas (Sweden ).
  22. Aqoonyahan Mustafe siciid Qarawo (Sweden).

Tacsidan waxaa nasoo gaarsiiyayDr Maxamed Cabdi Baydhabo (Sweden).