Raysal wasaara Cabdiwali oo ka hadlay arrimo xasaasiya soona bandhigay siyaasaddii Soomaaliya lagu badbaadin lahaa, Dalka Shacabkaa iska leh (Ka Faa iidayso Xikmadda Cabdiwali Sheikh)

Filed under: Wararka |

Gabar Suxufiyad culus ah oo waraysi muhiima la yeelatay Raysal Wasaarihii hore Cabdiwali Sheikh.
Cabdiwali ayaa ka hadlay khilaafkii isaga iyo Xasan sheikh waxa uu salka ku hayay, isagoo sheegay in uu Qadiyadda Soomaaliyeed ka door bidan dantiisa gaarkaa.
cabdiwali
Dhanka kalena wuxuu si fiican u sheegay in dalkaan uu shacabku iska leeyahay ee aynan lahayn kaliya ragga xilka loo dhiibbo, ciddii xil loo dhiibo waa shaqaale (Good point).

Dhanka kale Raysalwasaare Cabdiwali ayaa sheegay in aannu meelna dalka uga baxayn.

Ugu danbayntii wuxuu sheegay in uu Xukuumadda Sharmaake soo dhawaynayo lana shaqaynayo, sidoo kale isaga iyo xasan aynan wax xumaan ah dhex ool kaliya ay siyaasadda ku kala aragti duwan yihiin.

Hoostan ka dhegeyso