Raysal wasaare Cabdirashiid iyo Madaxwayne Gaas oo ka hadlay sida nabad looga aslaaxinkaro Gaalkacyo (Daawo)

Filed under: Wararka |

Gaa ayaa yiri Puntland diyaar bay u tahay illalinta Nabadda iyo Horumarka Gobalka, waad xasuusataan dulqaadkii ay muujisay markii Hoobiyaha lagu garaacay sida ay sameeyeen dhanka Galmudug.
Hadana diyaar baan u nahay in aan Nabad ka shaqauno

Rysal Wasaare Cabdirashiid ayaa yiri.
Waxaa horay ay Caydid iyo Cabdullaahi yusuf u gaareen
marka kii oo kale ayaan doonaynaa
Dadku waa walaalo
waxaa layir saaxiib waad dooran kartaa laakiin dariska waad is khasbantihiin
Wa inaan ka wada shaqayno sidii dadkii barakacay ay usoo noqon lahaayeen.