Raysal Wasaare Cabdiwali Sheekh: Maanta waxaan joognaa halkii ay jooggeen dhalinyaradii SYL Aasaasay (Dhegeso Khudbadihii Xisbiga Madasha Wadaniga)

Filed under: Wararka |

Baadiyow-iyo-Cabdiwali
Xisbiyadii Madasha Midnimada iyo Dimoqraadiyadda ayaa maanta sheegay in ay magacii u badaleen Madasha Wadaniga Soomaaliyeed.

Goobta ayaa waxaa laga jeediyay hadalo wadaniya oo qiira badan, waxaana goobta ka hadlay Raysalwasaarihii hore Cabdiwali Sheekh oo si qiira badan uga hadlay kana sheekeeyay xiliyadii dhalintii SYL iyo in hadda la jooggo xili lamida xiligaas.

Hoos ka dhegeyso