Raysalwasaare Khayre Iyo Kismaayo Iyo Goobwayn Iyo Khudbado Qiiraysan

Filed under: Important News,Wararka |




One Response to Raysalwasaare Khayre Iyo Kismaayo Iyo Goobwayn Iyo Khudbado Qiiraysan

  1. MAAWEELADA CRRUURTA

    QOFBA WUXUU HADLAA INTA UU MAANKIISU LA
    EG’ YAHA.

    CARRURTA IYO WIXII LA CAQLI AHNA WAXAY KU HADAAQAAN WAXA LOO YAQAAN

    “MAAWEELADA CARRUURTA.”

    BAL DHEEHO:

    A. LAAMIYO AY DAWLADDA FARMAAJO DHISEYSO.

    B. FARMAAJO OO KHUDBAD SHACABKA U
    JEEDINAYA, LEHNA: DAYAX GACMEED AMA
    satellite BAA SOO SAARAYA BIYAHA KU
    JIRA DHULKA HOOSTISA, SI’ LABA SANO
    GUDAHOOD SHACABKU UUGA BAXO GAAJADA
    IYO FAQRIGA.

    C. Wasiir Salim Caliyow Ibrow oo yiri
    “BIYO IYO KORONTO AYAAN GAARSIINEYNAA
    REER MIYIGA.”

    RAAC LINK-IGAN:

    http://allgalgaduud.com/…/dhageyso-dawladda-soomaaliya…

    DAWLADDANI WAXAY AF CARBEED KU LEEDAHAY:

    “ANIGA OO QUUSTAY OO WAREERAY HORTA MA I TAQAAN? WALLEE JANNADII BAAN IDIIN DABAALSIIN! EE ABKIIN MAGANEE IIGU SIMA LABA SANO, INTA AAN URURSANAYO XOOGAA LAALUULSH AH OO AAN KA DHGTO FARAQAQBSI.”

    Abdulqadir Tallman
    July 16, 2017 at 10:24 am
    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *