Raysalwasaare Khayre Oo Soo Bandhigay 3-dii Tiir ee Qorshihii (Vision)-Kii Xukuumaddiisa Oo Ay Isku Mid Noqdeen War-murtiyeedkii Shirkii Aminiga (Akhri oo Daawo)

Filed under: Important News,Wararka |

Raysal wasaare Khayre ayaa sheegay 3 Tiir

1) Tiirka koobbaad.

  • kobcinta dhaqaalaha.
  • ladagaalanka musuqmaasuqa
  • Shaqo abuur
  • kaabayaasha dhaqaalaha oo miisaaniyaddu ay qayb katahay.

2) Tiirka labbaad.

  • ka shaqaynta sidii loo helilahaa qof iyo cod
  • Hirgallinta shuruucda sharciga doorashooyinka.
  • Tirakoobid shacab
  • Dhamaystir dastuurka qabyada ah iyadoo ay dawlad-goabaleedyadu qayb ka yihiin

2) Tiirka sadexaad.

  • Ka shaqaynta amniga
  • dib u dhiska ciidamada
  • isku keennidda qorshe ciidan qaran, ha noqdo Boolis ha noqdo Militari

 

3-da tiir ee uu Khayre sheegay iyo waxaad mooddaa war-murtiyeedkii Dfs iyo dawladaha xubnaha ka ah dfs in ay is waafaqeen.

Hoos ka eeg warmurtiyeedka.
warmurtiyeedkii shirkii dfs iyo dawladgobaleedyada 2018

warmurtiyeedkii shirkii dfs iyo dawladgobaleedyada 20182

warmurtiyeedkii shirkii dfs iyo dawladgobaleedyada 2018-3

warmurtiyeedkii shirkii dfs iyo dawladgobaleedyada 2018-4