Raysalwasaare Khayre oo Waraysi Taariikhiya Uga Waramay Qorshe Siyaasadeed Soomaaaliya Lagu Horumarinayo (Guul)

Filed under: Wararka |

2 Responses to Raysalwasaare Khayre oo Waraysi Taariikhiya Uga Waramay Qorshe Siyaasadeed Soomaaaliya Lagu Horumarinayo (Guul)

  1. ANIGU WAXAAN KA MID AHAA DADKII DHALIILI JIRAY MADAXWEYNE Farmaajo.

    HADDASE WAAN KA SOO DABCAY MUCAARADNIMADII HORE.

    WAXAAN MARKAAN LEEYAHAY: Madaxweyne Farmaajo kursigiisa ha ku
    wareejiyo Xasan Cali Kheyre. Isgana ha iska galo “pension”
    oo dawladda xaq weyn buu ku leeyahay e.

    Dhab ahaantii, Farmaamjo waa madaxweynihii soo xulay Xasan Cali Kheyre.
    Farmaajo waa ninkii ka ooysiiyay Gabre iyo Itoobiya.
    Intaas buuba taariikhda Somalia kaga galayaa baal dahab ah.

    Imika, Farmaajo ha muujiyo waddaninimo dhab ah oo kursigiisa ha uga

    tanaasulo Xasan Cali Kheyre.

    AMABA RAIISULWASAARAHA HA SIIYO MADAXBANNAANI DHAB AH UU KHEYRE KAGA DHABEYN KARO “VISION-KIISA”, ISAGOO AAN INNABA GADAAL KA BAQEYN.

    MADAXWEYNE FARMAAJO HA DHAMMEYSTIRTO GUUSHIISA.

    Waxaan ahay oday Soomaaliyeed oo jecel wanaagga iyo horumarka Dalka Somalia,

    waxaanna ogsoonahay in Farmaajo ku sii jiristiisa siyaasadda ay keeni karto
    in laga xiiso dhaco oo laga hor yimaado.

    Eerible Faranfar
    July 18, 2017 at 9:02 am
    Reply

  2. ANIGU WAXAAN KA MID AHAA DADKII DHALIILI JIRAY MADAXWEYNE Farmaajo.

    HADDASE WAAN KA SOO DABCAY MUCAARADNIMADII HORE.

    WAXAAN MARKAAN LEEYAHAY: Madaxweyne Farmaajo kursigiisa ha ku
    wareejiyo Xasan Cali Kheyre. Isgana ha iska galo “pension”
    oo dawladda xaq weyn buu ku leeyahay e.

    Dhab ahaantii, Farmaamjo waa madaxweynihii soo xulay Xasan Cali Kheyre.
    Farmaajo waa ninkii ka ooysiiyay Gabre iyo Itoobiya.
    Intaas buuba taariikhda Somalia kaga galayaa baal dahab ah.

    Imika, Farmaajo ha muujiyo waddaninimo dhab ah oo kursigiisa ha uga

    tanaasulo Xasan Cali Kheyre.

    AMABA RAIISULWASAARAHA HA SIIYO MADAXBANNAANI DHAB AH UU KHEYRE KAGA DHABEYN KARO “VISION-KIISA”, ISAGOO AAN INNABA GADAAL KA BAQEYN.

    MADAXWEYNE FARMAAJO HA DHAMMEYSTIRTO GUUSHIISA.

    Waxaan ahay oday Soomaaliyeed oo jecel wanaagga iyo horumarka Dalka Somalia,

    waxaanna ogsoonahay in Farmaajo ku sii jiristiisa siyaasadda ay keeni karto
    in laga xiiso dhaco oo laga hor yimaado.

    Abdulqadir Tallman
    July 18, 2017 at 9:20 am
    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *