Raysalwasaare Sharmaake: Maamulka Gobalada Dhexe wuxuu ka kooanyahay Ahlusunna Galmudug iyo Ximan iyo xeeb (Dhegeyso)

Filed under: Important News,Wararka |

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa maalmahanba ku sugnaa dalkan Maraykanka.

Ra’iisul Wasaaraha oo waraysi gaar ah siiyey idaacadda VOA ayaa sheegay in weli dawladdu ay ka rajo qabto in xal loo helo khilaafka ku saabsan Baarlamaanka Maamulka Juba.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa xalay waraysatay Ra’iisul Wasaaraha ugu horrayna waxay weydiisay ujeeddada booqashadiisa.

Waraysiga Raiisal Wasaaraha