reer Dhahar oo fariin adag u diray DFS iyo Shirgudoonka Cadaado

Filed under: Wararka |

Iyadoo ay maanta meelo farabadan oo Puntland ka mid ah ay banaanbaxyo iyo shirar looga soo horjeedo sheegashada deegaanada Puntland ka dhaceen, ayaa waxaa si adag fartiin baryahaanba usoo gudbinayay Bulshada Harti waqooyi bari oo deegaano farabadan oo bulshada deegaankaas ah ay shacuurtooda ku muujiyeen.

Halkaan ka eeg Allsanaag oo warbixĂ­n dheer ka qoray

dhahar