SADEXDA ERAY EE AY WADAMADA SCANDINAVIANKU HORUMARKA KU GAAREEN

Filed under: Wararka |

Sedexda eray ee ay Sweden iyo wadamada Nordic Countries ama Scandinavian-ka loo yaqaan ay horumarka ku gaareen ayaa kala ah

1) wadatashi (negotiation) arrin kasta oo lagu dhaqaaqayo in wadatasho loo dhanyahay laga wada sameeyo, isla markaasna uu wada tashigaas joogto noqdaa

2) Transparence Wax walba waa in Miiska la saaro ee aynan Qolo gooniya miiska gadaashiisa ka maamulin (Transparence)

3) Consensus decision-making, go’aan loo wada dhanyahay oo la isku raacay in aakhirka lagu dhawaaqo ee aynan qoloyar go’aano aan loo dhameyn iska gaarin (Consensus decision-making)

Hoos ka daawo barnaamijkaan oo ninka ka hadlaya uu bud dhig uga dhigayo waxa ay Sweden Horumarka ay ku gaadhay in ay 3-daas eray Base u yihiih,

consensus

Maqaal ka hadlaya isla arrinkaan oo Puntlandobserver sanad iyo Badh kahor lagu daabacay halkaan ka eeg.

See Soomaaliya Loo horumarinkaraa, waxaa lagu horumarinkaraa Cadaalad, Cadaalad, Cadaalad(Warbixin Muhiima oo kooban fadlan ka faa-iidayso oo akhri)