Salaad Cali Jeele Oo Ay Layaab Ku Noqotay In Saalax Badbaado Is Qarxiayay:Saaxiibkay Saalax Badbaado Diina waxkama Aqoon, dumarkana waa jeclaa, waana shiiday oo Lacag la aan Baa Ku Dhacday (Dhegeyso)

Filed under: Wararka |

Xildhibaanka daacaddaa ee Salaad Cali jeele ayaa aad ula yaabay in Saalax Badbaado oo ay baarlamaanka ku wada jiri jireen uu is qarxiyay.
Saalax Badbaado ma ahayn nin diinta wax ka yaqaan, wuxuuna kusoo biiray baarlmaanka xiligii Cabdullaahi Yusuf is casilayay oo intuu Hargaysa aaday buu wuxuu Muqdisho kusoo noqday isagoo ka mid ah xildhibaanadii shiikh shariif.

Waxaa loo baahanyahay in muraauyad lagu fiiriyo ragga baarlamaanka ka mid noqonaya.
Dhegeyso warbixinta oo dhamaystiran

One Response to Salaad Cali Jeele Oo Ay Layaab Ku Noqotay In Saalax Badbaado Is Qarxiayay:Saaxiibkay Saalax Badbaado Diina waxkama Aqoon, dumarkana waa jeclaa, waana shiiday oo Lacag la aan Baa Ku Dhacday (Dhegeyso)

  1. Pingback: Salaad Cali Jeele Oo Ay Layaab Ku Noqotay In Saalax Badbaado Is Qarxiayay:Saaxiibkay Saalax Badbaado Diina waxkama Aqoon, dumarkana waa jeclaa, waana shiiday oo Lacag la aan Baa Ku Dhacday (Dhegeyso) - Daily Somalia Report