Salaad Cali Jeele: Soomaaliya Kooxdiimeedka Alshabaab, Damuljadiid, iyo Aalashiikh Bay U Xirantahay (Halkii Ergay 10 kun $ Bay Siiyeen Dhegeyso)

Filed under: Important News,Wararka |

salaad jeele
Libaax Salaad Cali Jeele iyo ninkasta oo xooggaa xiniinyo ah ku jiray sanadkaa cawdaa loo jaray.

Libaax Salaad Cali Jeele ninka ugu daacadsan siyaasiyiinta Soomaalida runtana caanka ku ah ayaa sheegay in ay isugu tageen koox diimeedyo la wareegay dhaqaaalihii Soomaaliya.

Salaad ayaa sheegay in dadka inta la baahiyo la iibinayo waa qorshe muddo degsanaa.
Dhegeyso hadalka Salaad oo sheegay in ay yaryihiin dadka Soomaalida xalaashaa ee dalka ku haray.

Kuwaan ma naqaan meel ay nooga yimaadeen Soomaaliba ma ahan laakiin annigu Soomaali caadi ah baan ahay.

Hoolka intaan la tagin baaba ergada lacagta lagu faraqayaa, lacagta diyaaradaa lagu keenayaa iyo ergada qaar.
Halkii ergay 10 kun$ baa la siiyay.

Arrimahaan oo dhan waa arrima la wada ogyahay.

Hoos ka dhegeyso

Dhegeyso dhaartii Xasan

One Response to Salaad Cali Jeele: Soomaaliya Kooxdiimeedka Alshabaab, Damuljadiid, iyo Aalashiikh Bay U Xirantahay (Halkii Ergay 10 kun $ Bay Siiyeen Dhegeyso)

  1. Pingback: Salaad Cali Jeele: Soomaaliya Kooxdiimeedka Alshabaab, Damuljadiid, iyo Aalashiikh Bay U Xirantahay (Halkii Ergay 10 kun $ Bay Siiyeen Dhegeyso) - Daily Somalia Report