Sawirka maanta staraajiyadda Marinka Bab El Mandeb

Filed under: Aqoon-kororsi,Wararka |


Hal sawir ayaa ka qiima badan 1000 eray.

Sawirka aan maanta ugu talagalnay akhristayaashayada, waa Sawir sharaxaad fiican ka bixinaya sababta ay Soomaaliaya ugu taal goob strategic ah ama muhiim.
Waxaa Soomaaliya ka ag dhow laba marin oo muhiim ah, waa marinka Bab el Mandab ee u dahxeeyay Yaman/Cadan iyo Jabuuti, iyo Marinak kale ee Iran iyo Oman u dhaxeeya.

Labadan Marin ayaa waxaa mara Maraakiibta sidda Xamuulka Saliidda aduunka in ka badan kala bar.

Soomaalia waxay ku taal goob muhiim ah waayo labada marin ee aagga ku yaal waxaa Soomaaliya si gooniya ugu dheer Maraakiibta dhanka badda India marta, si fiican Maapka ugu fiirso

Sawirka si fiican uga boggo.
Bab elmandabstrong>