(Sawiro iyo Video) Jaaliyada Puntland ee Finland oo tacsi tiiraanyo leh udirtay madaxweynihii hore ee Puntland Dr Abdirahman Faroole iyo qoyskiisa

Filed under: Wararka |

Jaaliyada Puntland ee dalka Finland ayaa kulan tacsi ah ku qabatay xarunta dallada ururrada Puntland ee Finland, kulankaas oo ay jaaliyada ka tacsiyeeyneysay geeridii naxdinta lahayd ee kutimid marwo Amina Abiib oo iyadu ahayd marwadii koowaad ee hore Dowlada Puntland ee madaxweynihi hore ee Puntland Dr. Abdirahman M.M. Faroole.

Kulankaan oo ay soo qabanqaabisay dallada ururrada Puntland ayaa waxaa tacsi loogu diray dhamaan shacabka reer Puntland iyo gaar ahaan madaxweynihii hore ee Puntland iyo qoyskiisa.

Hoos ka daawo: