Sawirro: Wafdi kasocda Wasaarada Qorshaynta Puntland oo aqoon kororsi u tagay dalka Rwanda

Filed under: Wararka |


Wafdi kasocda Wasaarada Qorshaynta Puntland ayaa waxay u tageen dalka Rwanda Aqoon kororsi ku saabsan arimaha qorshaynta iyo Statisticska.
Wafdiga Puntland ka socda oo uu Hogaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Puntland Xuseen Cabdi Jaamac baad ayaa waxaa ku weheliya Agaasimaha Waaxda Istaatistikada Puntland Cabdinaasir Cali Dahir.
Wafdiga ayaa waxaa casuumay Wasaarada Qorshaynta iyo Maaliyada dalka Rwanda waxaana u fududeeyey Hay’adda SIDA ee dalka Sweden. Waxaana Wafdiga Puntland ku weheliya Aqoon kororsiga wufuud ka socota DFS iyo Somaliland.
Ujeedada Aqoon kororsiga ayaa ha inay wax ka barataan sida Rwanda dib ugu dhisatay Hay’adaheeda dawladeed, gaar ahaan Qorshaynta iyo Istaatistikada.
Wafdiga ayaa intii ay Aqoon kororsiga ku guda jireen waxay la kulmeen Agaasimaha guud oo ee Istaatiskada oo si diiran u soo dhaweeyay. Waxay kaloo booqdeen Rwanda Memorial Genocide Center
Mudada Aqoon kororsiga ayaa waxay tahay Todobaad, waxaana dhanka DFS iyo Somailanad ka socday agaasimaha guud ee Wasaradaha Qorahaynta iyo Agaasimaha Waaxda Istaatistikada.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Puntland Xuseen Cabdi Jaamac baad ayaa ah Aqoonuyahan dhalinyaro ah oo wax badan ka qabtay Wasaarada Qorshaynta intii uu ka ahaa Agaasimaha Guud.
Daawo Sawirrada

1

2

3

4

4a

4b

5

6

7

8

9

10uud ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Puntland Xuseen Cabdi Jaamac baad ayaa waxaa ku weheliya Agaasimaha Waaxda Istaatistikada Puntland Cabdinaasir Cali Dahir.
Wafdiga ayaa waxaa casuumay Wasaarada Qorshaynta iyo Maaliyada dalka Rwanda waxaana u fududeeyey Hay’adda SIDA ee dalka Sweden. Waxaana Wafdiga Puntland ku weheliya Aqoon kororsiga wufuud ka socota DFS iyo Somaliland.
Ujeedada Aqoon kororsiga ayaa ha inay wax ka barataan sida Rwanda dib ugu dhisatay Hay’adaheeda dawladeed, gaar ahaan Qorshaynta iyo Istaatistikada.
Wafdiga ayaa intii ay Aqoon kororsiga ku guda jireen waxay la kulmeen Agaasimaha guud oo ee Istaatiskada oo si diiran u soo dhaweeyay. Waxay kaloo booqdeen Rwanda Memorial Genocide Center
Mudada Aqoon kororsiga ayaa waxay tahay Todobaad, waxaana dhanka DFS iyo Somailanad ka socday agaasimaha guud ee Wasaradaha Qorahaynta iyo Agaasimaha Waaxda Istaatistikada.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Puntland Xuseen Cabdi Jaamac baad ayaa ah Aqoonuyahan dhalinyaro ah oo wax badan ka qabtay Wasaarada Qorshaynta intii uu ka ahaa Agaasimaha Guud.
Daawo Sawirrada

One Response to Sawirro: Wafdi kasocda Wasaarada Qorshaynta Puntland oo aqoon kororsi u tagay dalka Rwanda

  1. Pingback: Sawirro: Wafdi kasocda Wasaarada Qorshaynta Puntland oo aqoon kororsi u tagay dalka Rwanda - Daily Somalia Report