Shabakadda warbaahinta Booramenews oo noqotay shabakadda lowgu jecelyahay Shabakadaha Warbaahinada Soomaalida

Filed under: Wararka |

Shabakadda warbaahinta ee Booramenews ayaa marwalba waxay ka faalootaa wixii markaas cusub ee dhaca dhamaan deegaanada afka Soomaaliga looga hadlo, iyagoon markaas cidna caayin, cidkalena buun buunin balse markaas soo bandhiga warbixin inta badan Muuqaal ama maqal wadata.
booramenews
Badanaa dadka la socda ama xiiseeya akhbaaraha la xiriira warbixinada dhacdooyinka Soomaaliya ka dhacay, oo markaas isku soomara Shabakado fara badan iyo waliba Tv-yo, raadyayaal sida Voa iyo BBC, ayaa mar aan illaa 20 ruux si hoose u warsanay bal Shabakadaha wararka ee ay soo akhriyaan iyo siday u kala horaysiiyaan, ayaad waxaad arkaysaa, Ruux kastaa in uu inta baddan ku hormaro Shabakadaha ka howlgala deegaanka uu kasoo jeedo, balse markaa kadib uu ay dadkii aan waraysanay dhamaantood ammaanneen Shabakadda Booramenews oo ay isku raaceen in ay tahay shabakad markaas soo tabisa dhacdada asalkaa ee Goobtaas ka dhacday.

halkaan ka eeg wararka Shabakadda Booramenews, noona soo Gudbi Shabakadda aadka wararkeedu kuu xiisa galiyaan oo aad ugu yaraan 3 goor wiiggii Bookhato.

http://boramanews.com/

36 Responses to Shabakadda warbaahinta Booramenews oo noqotay shabakadda lowgu jecelyahay Shabakadaha Warbaahinada Soomaalida