Shacabka Turkiga Oo Mucjiso Labaad Iyo Fartiin Labaad Diray Iyo Awoodda Shacabka iyo Dimoqraadiya Shacabka (Falanqayn Kooban)

Filed under: Wararka |

Iyadoo ay Shacabka Turkiga muddo Kooban kaga hortageen kooxihii isku dayay in ay Afganbiyaan dalkooda, oo Qori Caaradiis iyo Kaligi Talisnimo ku hogaamiyaan Shacab 80 Million ah, ayaaa waxay Marlabaad shacabka Turkigu waxay Fartiin u direen Xukuumadda Madaxwayne Erdagon iyagoo hab siyaasadaysan ugu diraya Fartiinta.

Shacabka Istanbuul ayaa isku soo baxay, isku soo baxaas waxaa hogaaminayay Xisbiyada mucaaradka.
Ujeedada isku soo baxa ayaa waxaa halkudhag looga dhigay in la diidanyahay Afganbigii, laakin xaqiiqdu waa fariin ku socota xukuumadda Erdagoon oo la xasuusinayo awoodda shacabka, maadaama aynan xukuumadda Erdagoon u abaalgudin shacabkii badbaadiyay ee taa badalkeeda ay usii gogol xaaranayso kaligi talisnimo iyo kooxaysi iyo Laga jecli, Wnakana Jeceli, Xaydhiisana jecli.

Hoos ka daawo