Shidaalbaarista kasocota Somaliland iyo waraysi Wasiirka Macdanta Somaliland (Dhageyso)

Filed under: Wararka |

Xuseen Cabdi Ducaale wasiirka Macdanta Somaliland oo waraysi siiyay Voa-Somali ayaa sheegay in Somaliland Heshiis la galeen 4 shirkadood.

Shirkadaha Somaliland Shidaalka ka baaraya oo dhamaantood xog la xiriidha Halkaan ka akhri

4 shirkadood ee wasiirku sheegay oo kala ah.

1) Shirkad Norwegian ah oo Oslo ka howlgasha
DNO International ASA (DNO) of Norway

2)Shirkad Imarat ah
RAK Gas LLC of the United Arab Emirates.

3) Shirkad turkish ah oo London ka howlgasha
Turkish OIL AND GAS COMPANY Genel Energy Plc

4) Shirkad nin Yemeni ah leeyahay
Shirkad Yeman laga leeyahay
Shirkad Yeman laga leeyahay

XOG CIIDAMO GAARA OO AY TABABARAYAAN RAG uK KASOO JEEDA OO WAARDIYAYN DOONA GOOBAHA SHIDAAL BAARISTU KASOCOTO

Waxaa iyana jira shirkado kale oo aanu Wasiirku soo hadal qaadin sida shirkad Australia laga leeyahay
oil

Wasiirka ayaa la waydiiyay Ciidamo warar kala duwan kasoo baxayaan oo laleeyahay waa ajnabi waana ciidan lowgu talagalay in ay dusha ka waardiyeeyaan Shirkadaha ku hawlan hawlaha Shidaal baaridda.
Wasiirka ayaa sheegaya in Ciidamadan ay yihiin kuwo Soomaaliland ah.

Halkaan hoose kadhagayso waraysiga wasiirka lala yeeshay