Shiikh Banaanka Soo Dhigay Dabeecadaha Cali Khaliif, Cali Caraare, Iyo Dhammaan Dabeecadaha Daaran Khaa’nimada, Beenta Halka Ay Ku Danbeeyaan

Filed under: Important News,Wararka |

Arrimaha uu shiikhu sheegay waxaa kamida
Siyaasad xumada Cali Khaliif oo caadifadiisii la dhex dabaashay qaraabadiisii iyo gabdhihi yaryaraa ee ay wada dhasheen-
Waxaa kamida dadka uu wasiirada u magacaabay oo uu sheegay aynan aqoon lahayn.
Waxaa shiikhu uu sheegay rag ay siyaasad caafifadeedka Cali Khaliif awgeed ay maxkamad iskula fuulleen uu Cali Careera kamid ahaa dad makhraati beennaad awgeed loosiiyay 200 oo dolar.

Shiikha ayaa sheegay in ay Cali Xaraare Yemen wada joogi jireen, oo uu sawiro ka hayay, balse markii Cali Xaraare ay qolooyinkii Cali Khaliif maxkamadda usoo kaxaystaan uu shiikhuu maxkamadda u sheegay in uu horay u yaqaanay Cali Xaraare
Markii Maxkammaddu waydiisay Cali Xaraare in ay shiikh isyaqaanaan iyo inkale ayuu Cali Xaraare yir isma naqaan ninkaas, dabadeedna shiikha ayaa maxkamaddii tusay sawirro markii ay Yemen wada jooggeen, sidaas ayuu beenneelae ku noqday Cali Xaraare.

Hadaba adaa yaabiye hoos ka dhegeyso

2 Responses to Shiikh Banaanka Soo Dhigay Dabeecadaha Cali Khaliif, Cali Caraare, Iyo Dhammaan Dabeecadaha Daaran Khaa’nimada, Beenta Halka Ay Ku Danbeeyaan