Shiikh Idiris:Dhibka Soomaaliya Ka Socda Waxaa U sababa Shacabka ee Hogaamiye Kooxeedka Ma Ahan (dhegyso)

Filed under: Important News,Wararka |

SHIIKH IDIRIS SHAME ON YOU
Shiikh Idiris ayaa eray run ah banaanka keenay eraygaas oo aan in muddo ah ku daabacaynay P/O HALKAAN KA EEG QORMO ARRINKAAS KA HADLAYSA OO AAN P/O KU DAABACNAY 2013

Shiikh Idiris ayaa sheegay in dhibka Shacabka Soomaalida haystaa ay masuul ka yihiin shacabku ee aynan ciladdu ahayn siyaasiyiinta iyo musuqmaasuqa, waayo buu yri shacabka ayagaa raali kaga ah waxa ay hogaamiye kooxeedku samaynayaan illaahayna waa daalacanayaa oo waxwalba iyo quluubta shacabka ayuu illaahay ogyahay.

Dhegeyso muxaadarada iyo talada wanaagsan ee Sh Idiris.

Halkaan ka dhegeyso Qormooyinkii hore ee Sh Idiris ee aan P/O ku daabacnay