Shulman Rogers Looyaradii Xasan Khiikh ay Lacagta Soomaalida in wada musuqmaasuqeen Un-tu ku eedaysay oo cadeeyay in ay wada shaqaynayeen Ganjab, fawsiya iyo Xasan Shiikh

Filed under: Wararka |

Shulman Rogers ayaa Cadeeyay in aynanba garanayn Gudoomiyaha Bangiga dhexe Magaciisa ee kaliya ay garanayaan Madaxwayne Xasan Shiikh,Fawsiya, iyo Dilaal ganjab arrinkaan oo cadaynaya wixii awalba lagu haystay.

Shulman Rogers waxay leeyihiin waxaan toos ula shaqaynaynay Madaxwaynaha Soomaaliya oo aan Akoon Turkiga ku yaal aan 9 million$ ugu shubnay.

Shulman Rogers ayaa afkooda ku cadaynaya in ay amarka ka qaadanayeen Madaxwaynaha Soomaaliya maadaama uuna jirin Bangidhexe oo Soomaalileedahay, isla markaana aynanba aqoon magaca Gudoomiyaha Bangiga dhexe.

Su aasha is waydiinta mudan waxay noqonaysaa Xasan ma Wasiirka Maaliyaddaa yaa u xilsaaray in uu lacagtaan isagu awoodeeda yeesho.

One Response to Shulman Rogers Looyaradii Xasan Khiikh ay Lacagta Soomaalida in wada musuqmaasuqeen Un-tu ku eedaysay oo cadeeyay in ay wada shaqaynayeen Ganjab, fawsiya iyo Xasan Shiikh