sida beelahu u qaybsadeen ergooyinka shirka lagu dhisayo maamulka Gobalada dhexe

Filed under: Important News,Wararka |

sida beelahu u qaybsadeen ergooyinka shirka lagu dhisayo maamulka Gobalada dhexe

1-Beesha Habar Gidir 104 Xubnood
2-Beesha Mareexaan 67-Xubnood
3-Beesha Murusade 53-Xubnood
4-Beesha Duduble 35-Xubnoodun
5-Beesha Abgaal/ Waceysle 35-Xubood
6-Beesha Dir 35-Xubnood
7-Beesha Sheekhaal 17-Xubnood
8-Beesha Shanaad 17-Xubnood

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dfs ayaa goob joog ka ahaa qaabka beelaha lowgu qaybshay ergooyinka, waxaana aan ka muuqan beelaha shirka ka qaybgalaya beelaga dega waqooyiga mudug, tani oo meesha ka saaraysa sheegashadii waqooyiga mudug.

Puntlandobserver.com