Siilaanyo: Markii ay dhagahayga kusoo dhacdo Soomaaliyay Toosoo ee Jirku Na Dumaaxin Jiray Walaalayaal Xididkii Dareemayaashaas Xambaari Jiray Waa idinkii jaray (Daawo)

Filed under: Important News,Wararka |

<strong
Waxaan muddo 5 sano ah ku baahinaynay warbaahinta Puntlandobserver muhiimadda cadaaladda iyo cawaaqab xumada cadaalad daro ay dhasho iyo haddii ruux masuul ah uu cadaalad daro sameeyo in ay umad dhan qarankeed burburinkarto damaca iyo hunguriga hal shakhsi.

Sidaas ayay shacab walba isaga illaashaan cid walba oo ku takri fasha masuuliyadda waayo waxay ogyihiin waxa ay dhali karto, laakiin soomaalidu waa ay isku taageeraan cadaalad darada waayo waa dad arragti gaaban oo aan arki karin waxa soosocda, oo qofka maanka gaaban marna ma arki karo waxa ay waxaas dhalayaan marka uu ficilada xun camalkeeda ku dhex jiro iyo musuqmaasuq wax ku boob, ninjeclaysi, hunguri xumo, iimaan daro.
.Waxana intaa dheer Soomaalidu waligood kuma waaya arragnimo qaataan wixii hore, oo Siilaanyo qudhiisu hadda wuxuu ka midyahay kooxaha cadaalad darada ka shaqeeya oon aan ku waayo qaadan cadaalad daradii uu ka cabanayay, waayo innagoo dhan hadaan Soomaali nahay dhaqankeenu waa daf oo dhac oo boob, ama ka daf intuu jilicsanyahay, ka hor boob

2 Responses to Siilaanyo: Markii ay dhagahayga kusoo dhacdo Soomaaliyay Toosoo ee Jirku Na Dumaaxin Jiray Walaalayaal Xididkii Dareemayaashaas Xambaari Jiray Waa idinkii jaray (Daawo)

  1. Pingback: Siilaanyo: Markii ay dhagahayga kusoo dhacdo Soomaaliyay Toosoo ee Jirku Na Dumaaxin Jiray Walaalayaal Xididkii Dareemayaashaas Xambaari Jiray Waa idinkii jaray (Daawo) - Daily Somalia Report