Siyaad Barre iyo Cabdirashiid Cumar Cali Sharmaake waa Sawirka Maanta iyo Qormo Gaaban

Filed under: Important News,Wararka |

siyaad barre cabdirashiid

Illaahay ha u naxariistee labada Madaxwayne ee Siyaad Barre iyo Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa kala aaminsaa laba fikradood.

Siyaad Barre:
Wuxuu aaminsanaa in Kaabayaasha Dhaqaalaha la horumariyo, aad buuna siyaad Barre u horumariyay kaabayaasha dhaqaalaha
Wuxuu kaloo aaminsaan In Siyaasadda Dalka uu hal ruux maamulo, ee aannu sharcigu shakhsiga ka sarayn.

Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa aaminsanaa one man one vote.
in sharcigu shakhsiga ka sareeyo
Maxaad ka taqaanaa Xukunka Dalka oo lakala Qaybsho(Separation of powers- waa Demoqraadiyadda saxdaa) ama xukunka Dalka oo Koox ama shakhsi gacanta ugala(authoritarianism) (Akhri maqaal xiisa baddan)

2 Responses to Siyaad Barre iyo Cabdirashiid Cumar Cali Sharmaake waa Sawirka Maanta iyo Qormo Gaaban

  1. Pingback: Siyaad Barre iyo Cabdirashiid Cumar Cali Sharmaake waa Sawirka Maanta iyo Qormo Gaaban - Daily Somalia Report