Siyaasadda Trump Ee Tooskaa Oo Sababtay In Banaanbaxyadii Iiraan Istaagaan (Fallanqayn- Shacabka Oo Xasuusta Burburkii Libya, Ciraaq, Syria)

Filed under: Aqoon-kororsi,Important News,Wararka |

Madaxwaynaha Maraykanka Donal Trum ayaan lahayn siyaasad qarsoon, balse siyaasadiisu waa toos, sida waa in aan qaadano batroolka Iraq.

Hadaba maalmahaan gabadha xukuumadda Trump ee Maraykanka u fadhida Un-ta Nikki Haley ayaa maalmahaan si toosa waxay u taageeraysan dibad baxyo looga soo horjeeday xukuumadda Iran.
-Xukuumadda Iran ayaa shacabkii banaanbaxay kaga guulaysatay kadib markii ay u fasireen hadaladii safiirka maraykan un-ta Nikki Haley markii ay si toosa u tiri waxaan taageersanahay shacabka xoriyadooda u banaanbaxaya si ay barwaaqo iyo horumar u gaaraan, taa oo loo qaatay barwaaqada ay gaareen shacabkii banaabaxa kaga horyimid xukuumadihii, Libya, Syria, iyo Ciraaq.

Halmara ayaa waxaa banaanka usoo baxay shacabkii Iiraan oo xukuumaddii taageeray.