Siyaasi Fiqi: Shacabka Soomaaliyeed Ha Ku Daydeen Turkiga OO Damjadiid Ha Iska Difaaceen.

Filed under: Wararka |

Fiqi

Kaare in Shacabku ka awood badan yahay waxaa xaqiijiyay wixii ka dhacay dalka Turkiga 15.7.
Dalkaan waxaa lagu jihaynayaa Aniga ama Damjadiid hadaan la dooranayn Dalkaan badda haku dhaco.
Annagu waxaan leenahayn adigu nama jihayn kartid, waayo Madaxwaynaha, Raysalwasaaraha iyo Gudoomihuba waa Musharxiin.

Haddii shacabka hodheelada in ay shirar ku qabsadaan la diido sidee lagu kala saarayaa musharaxiinta, maxaase hodheelada looga hor istaagayaa kharashaadka soo gali lahaa.
U jeedadu waa in albaabada laga xiro shacabka si ay kooxaha Damuljadiid awoodda dalka ugu soo noqdaan.

Hadaladaas waxaa yiri siyaasiga culus mudane Fiqi oo horay usoo noqday Musharax Madaxwayne ee Galmudug.

2 Responses to Siyaasi Fiqi: Shacabka Soomaaliyeed Ha Ku Daydeen Turkiga OO Damjadiid Ha Iska Difaaceen.

  1. Pingback: Siyaasi Fiqi: Shacabka Soomaaliyeed Ha Ku Daydeen Turkiga OO Damjadiid Ha Iska Difaaceen. - Daily Somalia Report