Soomaalida Toronto Oo Xaafad Magaalada Ku Taal kusoo Bandhigay Dhaqanka Soomaalida (Falanqayn)

Filed under: Important News,Wararka |

Dhaqanka iyo Suugaanta Soomaalida ayaa doorku ugu wayn ka qaata , waxaanan horay ugu daabacnay P/O
Doorka ay Saudi Arabia ku lahayd burburkii soomaaliya ma lagaaray xiligii ilgooniya lagu eeggi lahaa (Falanqayn Kooban)

Ma nebcin Shacabka Sacuudiga ee waxaan bayaaninaynay waxa xaqiiqdaa iyo in kooxaha aaminsan fikirka wahaabiyadda ay dagaal aan gabasho lahayn kusoo qaadeen dhaqankii suugaantii iyo taariikhdii Soomaalida iyagoo dhaka diinta naga soo maray.

Dhaqanka iyo Suugaanta ayaa door mugwayn ka ciyaara midnimada shacabka Soomaalida, ninkuu weerara dhaqanka iyo Suugaanta Soomaalida waa nin soo weeraray jiritaanka soomaalida, inkastoo aanan taageerayn wixii ka badbadisa iyo fasaad, hadana dhaqanka iyo suugaanta Soomaalda waa lama taabtaan.

Soomaalida Kanada Toronto

7 Responses to Soomaalida Toronto Oo Xaafad Magaalada Ku Taal kusoo Bandhigay Dhaqanka Soomaalida (Falanqayn)

  1. Pingback: download free

  2. Pingback: apps

  3. Pingback: search cheap meds online

  4. Pingback: VeFast Inc.

  5. Pingback: kid fights

  6. Pingback: kimsin sen

  7. Pingback: Bilskrot Göteborg