Soomaaliya inta Maamul Gobaleedyo loo qaybiyo maa la hoosgeeyo dalalka Horumaray

Filed under: Important News,Wararka |

Xaaladda Soomaaliya waxay u egyahay mid aan rajo lahayn.

Amay habboontahay in Soomaaliya inta Maamul Gobaleedyo loo qaybsho, Maamul Gobaleed kasta la hoos geeyo Wadan kamida dalalka Horumaray, Sida Sweden, Finland, Uk, Usa, China, Russia.