Waxaa baryahaan marba marka ka danbaysa soo xoogsanaya baqdin laga qabo in uu dhaco gacan kahadal dhanka Nukliyeerka oo ay adeegsato North Korea.
Hanjabaadda North Korea oo marar badan ku celcelisay in ay adeegsanayso gantaaladda Nukliyeerka hadii aan cunaqabataynta laga qaadin, ayaa shalay iyo maanta kasiiyaabisay dadka markii ay North korea diyaargaraysay Baabuurteeda waawayn iyo Maraakiibteedda ay ku rakiabanyihiin Gantaalo ridadhaadheer oo hubka nukliyeerka ku xiranyahay oo waxka dilla illaa 3500 oo Km.
Inkasta oo uu Maraykanku hayo kahortaga lidka gantaaladda hadanna wax 100% la isku halayn karo ma ahan sidaas awgeed ayaa shacabka South Korea Cabsi aad u ballaaran lasoo daristay.
Halkaan ka daawo warbixin arimhaas ku saabsan