Suldaan siciid Cismaan Cali oo kamidda 12 Isim ee Beesha Dhulbahante oo diiday in uu Saxiixayo Xildhibaanadda Puntland ay yeelanayso [Dhagayso oo daawo]

Filed under: Wararka |

Suldaan kamidda 12-ka Isim ee Beesha Dhulbahante oo maanta shirjaraa-id kuqabtay Magaaladda buuhoodle ayaa cadeeday in aynan waxba kajirin xildhibaano wata shaabad uu magaciisu ku saxiixanyahay oo la leeyahay waxaa saxiixay Suldaan siciid Cismaan Cali oo ii igmaday in aan kamid noqdo 66 Xildhibaan ee Puntland.

Suldaanka ayaa sheegay in uu kamid yahay 12 Isim ee Beesha Dhulbahante isla markaana ay Isimaddu ku heshiiyeen in ay Samaystaan Maamul kamadax Banaan Puntland, sidaa awgeedna loo baahanyahay in ay isimaddu marlabaad shiraan hadii go’aankii hore wax iska badaleen.

sidoo kale ayuu sheegay Suldaanku in ay lagama maarmaan tahay waxa lagu heshiiyo in la ‘oofiyo.

Halkaan ka dhagayso Shirka jaraa-id ee Suldaan siciid Cismaan Cali.
[audio:http://www.raxanreeb.com/wp-content/uploads/Halkaan-ka-dhageyso-shirka-jaraaid-ee-Suldaan-Siciid-Cismaan-Cali.mp3]

Ama Moobaalkaaga ka dhagayso

Ama Halkaan ka daawo