Taageerihii Dhanka Saxaafadda ee Trump Elex Infowar oo Si-xun U Caayay Soomaalida (Daawo)

Filed under: Important News,Wararka |

taageeraha wayn ee Donald Trump Alex john, oo ka mida dadka ugu caansan ee bulshada ugu badan ee internetka ay la socdaan akhbaarihiisa ayaa si xun u caayay Soomaalida kuna tilmaayay dad khatar wayn ku ah ilbaxnimada maraykanka isla markaana uu Trump ku saxsan yahay dadka noocaasa in dalalka reer Gabeedka aan lagu sii dayn, isla markaana aynan wax aqoona lahayn oo aynan la jaanqaadikarin ilbaxnimada reer galbeedka.
Somalidu xitaa irbad ama dhar ama waxyaalaha basic ah ma samaysan karaan

Waxaana kaba sii diran kuwa fikradaha ka dhiibanaya oo aad ugu taageersan hadaladaas