Taalada Beebeegii Ciidanka Somaliland ee Buuhoodle Laga Dhisay, Iyo Taaladii Diyaaraddii Ciidankii Siyaadbaree ee Hargaysa Laga dhisay Iyo Xildhibaan Dheeg oWali 30 Sano Kadib Aaminsan In Reero Magaaladood Lagu Weeraro Hub Itoobiya Laga Soo qaatay

Filed under: Important News,Wararka |

Macangagnimadii iyo kaligi talisnimadii xukuumaddii siyaad barre waxay fure u noqotay burbrur qaran soomaaliyeed, kadib markii diyaaradihii qaranka dad shacaba lagu xasuuqay waxay reebtay in taalo diyaaradihii dagaalka ee qaranka markii dad shacaba lagu gumaaday in Hargaysa looga dhiso xasuus ahaan.
Diyaarad Taalada Hargaysa

Laakiin hogaamiyayaashii kasoo horjeesaday kaligi tallisnimadii Siyaad Barre ee SNM kuma cimro qaadan in ay dadkale ku sameeyaan wixii ay iyaguba ka dhiidhiyeen, waxaana magaalada Buuhoodle taalo looga dhisay Beebee dad shacaba oo reer buuhoodle ah ay ku xasuuqeen ciidanka Somaliland oo markaas damacsanaa in ay Buuhoodle xoog ku qabsadaan.
beebee buuhoodle taalo

Waxaana kasii daran xildhibaan Dheeg, oo wali baahi u qaba dagaal, iyo in inta dhawr baroon Itoobiya laga soo qaato reero magalaaladood lagu duulo.

One Response to Taalada Beebeegii Ciidanka Somaliland ee Buuhoodle Laga Dhisay, Iyo Taaladii Diyaaraddii Ciidankii Siyaadbaree ee Hargaysa Laga dhisay Iyo Xildhibaan Dheeg oWali 30 Sano Kadib Aaminsan In Reero Magaaladood Lagu Weeraro Hub Itoobiya Laga Soo qaatay