Tacsi: Bismilah raxmani raxiim Inalilah wa ina ilaah rajicuun

Filed under: Wararka |

Bismilah raxmani raxiim
Inalilah wa ina ilaah rajicuun

TACSI-GEERIDU-WAA-XAQWaxaan halkan tacsi uga dirayaa dhamaan familka reer sheybacali waxaa maalin isniinta ahayd 22.04.2014 ku geeriyooday ,marxuum mohamed muuse ali abukar oo loo yaqaanay suudaan, ku geeriyooday magalada Hargaysa.

Marxuumka waxaa ilaah uga baryayaa in janadii fardowsa ilaah ka waraabiyo qabrigiisana waasac uga dhigo qoyskii iyo qaraabadii , eheladii asxaabtii uu katagayna samir iyo imaan kasiiyo amiin amiin amiin amiin.

Posted:by abdirizak ahmed hassan