Tacsi: Ehelada Hagi Ahmed Hirsi Cali Ee Daafaha Caalamka Oo Ka tacsiyaynaya Geerida

Filed under: Important News,Wararka |

Ehelada Hagi Ahmed Hirsi Cali oo maalin kahor ku geeriyooday Magaalada Garoowe ayaa waxaa isa soo taraya ehalada asxaabta iyo qaraabada oo tacsi u diraya qoska reer Hagi Ahmed Hirsi Cali meel ay joogaanba caalamka.

Innaa lillaahi Wa Innaa Illaahi Raajicuun

Illaahay Hagi Ahmed Hirsi Cali naxariistii ha ka waraabsho, illaahay dhamaantaya samir iyo iimaan ha naga siiyo gaar ahaan reer Hagi Ahmed Hirsi Cali.

image-0-02-01-2768a8dff0cf85b806812552c765dab9894f7c12217902e4a9ccf366e4799cc4-V

Illaahay naxariistii janno haka waraabshee Hagi Ahmed Hirsi Cali oo kamid ahaa Leegadii ayaa wuxuu ahaa halgamaa wadinya oo kamid ahaa dadka farakutiriskaa ee usoo halgamay Xornimadii Soomaaliya.

Hadaba hoos ka akhri qayb ka mida ehelada tacsida diraysa.

2 Responses to Tacsi: Ehelada Hagi Ahmed Hirsi Cali Ee Daafaha Caalamka Oo Ka tacsiyaynaya Geerida

  1. Pingback: Tacsi: Ehelada Hagi Ahmed Hirsi Cali Ee Daafaha Caalamka Oo Ka tacsiyaynaya Geerida - Daily Somalia Report