Tacsi Iyo Taariikhdii:Hagi Ahmed Hirsi Cali oo 17.08.2016 kugeeriyooday magaalada Garowe (Innaalillaahi wa inna ilayhi raajicuun!)

Filed under: Important News,Wararka |


Innaalillaahi wa inna ilayhi raajicuun!
image-0-02-01-2768a8dff0cf85b806812552c765dab9894f7c12217902e4a9ccf366e4799cc4-V
Hagi Ahmed Hirsi Cali oo taariikhdu markay ahayd 17.08.2016 kugeeriyooday magaalada Garowe,Somalia.
Waxa uu kudhashay magaalada HOBYO 1931,waxaa uu kamid ahaa dhalinyaradii ka qeyb gashay
halgankii SYL,waayihii danbe waxa uu ahaa ganacsade aad looga yaqaaan deeganada Puntland iyo Somalia.
Waxaa laguxasuustaa dhismaha wadadooyinka EYL oo uu geliyey waqtigiisii ıyo hantidiisii,Masaajida
EYL oo uu gacanta kuhayey caawimaada İslaamka iyo kashqaynta khayraadka.

Waxaa tacsi tiiraanyo leh udiraaya dhamaan ehelka iyo qoyskii uu ka baxay marxuum Hagi Ahmed Hirsi Cali
magacyada hoos ku qoran:

1-Islam Ciise İslam Mohamed
2-Suldaan Siciid Mohamed Garaase
3-Nabadoon Saciid Hagi Cabdulle
4-General Mohamed Abshir Musse
5-Engineer Cali Hagi Cbdulle
6- Dr C/Nasir Mohamud Ciise dheeg
7- Dr Ahmed Hassan Jamac Walax
8- Mohamed Cali Hassan Alto
9–Cabdi Ahmed Cabdulle (Waranjaan)
10-C/Rahim Mohamed Abshir
11-C/Salam Sacid Farahcadde
12-Muxubo Calimayaas iyo Dhammaan reer Calimayaas
13- Caasho Cali Aden
14-Deeqo Bqor C/LLaahi Boqor Musse
15–Madina Mohamed Abshir
16-Deeqa Mohamed Abshir
17-Faduma Daqare
18-Mohamed Mohamud Soyan
19-Xubnaha Dalada Qurbajoogta Puntland ee Finland
20-Xubnaha dalada ururada Puntland ee Europe PEDAN

image-0-02-01-99dcd7fd3656fe517ab88edb24c98b957c872f3832e67dceb833df29f298987c-V

image-0-02-01-2768a8dff0cf85b806812552c765dab9894f7c12217902e4a9ccf366e4799cc4-V

image-0-02-01-170659f41c3e7810e04a9e288c90f9daa1703e82d1c15571c59d6500d636d11f-V

image-0-02-01-1129699270ddf36cd69fe56751326d6fb03de36fa6d45a535e1e4e115cd0e340-V

image-0-02-01-d0c2645af669d1937c083486a5335941b5b7a4a5991a77da42eb06e79f01fb76-V

2 Responses to Tacsi Iyo Taariikhdii:Hagi Ahmed Hirsi Cali oo 17.08.2016 kugeeriyooday magaalada Garowe (Innaalillaahi wa inna ilayhi raajicuun!)

  1. Pingback: Tacsi Iyo Taariikhdii:Hagi Ahmed Hirsi Cali oo 17.08.2016 kugeeriyooday magaalada Garowe (Innaalillaahi wa inna ilayhi raajicuun!) - Daily Somalia Report

  2. Pingback: Bilskrot Göteborg