Tacsi: Maxamed Caydiid Xuseen Degel (Innaa Lillaahi Wa Innaa Illaahi Raajicuun)

Filed under: Important News,Wararka |

maxamed Cayduud 1
Innaa Lilaahi Wa Innaa Illaahi Raajicuun.
Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Illaahay Naxariistii janno haka waraabshee
Maxamed Caydiid Xuseen Degel.

Maxamed Caydiid Xuseen ayaa muddo sanada ku xanuunsanaa Muqdisho.
Maxamed ayaa ka tirsanaa ciidanka PIA-da Puntland.
Fawsiya Maxamed Jaamac oo ay qarabo dhaw yihiin Marxuum Maxamed  hadana degan dalka Finland ayaa tacsidan u diraysa dhamaan familka Maxamed Xuseen Caydiid Oo Kala Jooga Boosaaso, Dhahar, Ceeldaahir iyo Ceelaayo.

maxamed Cayduud

20217448_10214053149865789_805880387_n

Illaahay naxariistii jano ha ka waraabsho walaalkey.

Fawsiya Maxamed Jama Finland.

One Response to Tacsi: Maxamed Caydiid Xuseen Degel (Innaa Lillaahi Wa Innaa Illaahi Raajicuun)

  1. Pingback: Tacsi: Maxamed Caydiid Xuseen Degel (Innaa Lillaahi Wa Innaa Illaahi Raajicuun) | allsanaag