Tacsi: Maxamed Caydiid Xuseen Degel (Innaa Lillaahi Wa Innaa Illaahi Raajicuun)

Innaa Lilaahi Wa Innaa Illaahi Raajicuun. Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Illaahay Naxariistii janno haka waraabshee Maxamed Caydiid Xuseen Degel. Maxamed Caydiid Xuseen ayaa muddo sanada ku xanuunsanaa Muqdisho. Maxamed ayaa ka tirsanaa ciidanka PIA-da Puntland. Fawsiya Maxamed Jaamac oo ay qarabo dhaw yihiin Marxuum Maxamed ┬áhadana degan dalka Finland ayaa tacsidan u diraysa dhamaan … Continue reading Tacsi: Maxamed Caydiid Xuseen Degel (Innaa Lillaahi Wa Innaa Illaahi Raajicuun)