TACSI TIIRAANYO LEH:Waxaa halkaa si murugo leh ugu wargelinayaa i Cuntan Yaasiin C. Keenadiid ay xalay ku geeriyootay magaalada Jeddah ee Sucuudi Caraabiya.

Filed under: Wararka |

Innaa Lillaahi wa innaa ileyhi Raajicuun

Waxaa halkaa si murugo leh ugu wargelinayaa i Cuntan Yaasiin C. Keenadiid ay xalay ku geeriyootay magaalada Jeddah ee Sucuudi Caraabiya.

Waxaan tacsida u dirayaa walaalahay, reer keenadiid iyo dhammaan qaraabada iyo ehelka oo idil.

Waxaan allihii weynaa ee raxmadda iyo Naxariista badan ugu baryaynaa inuu Jannatul Fardowsa ka waraabiyo, annagoo dhanna uu samir iyo iimaan naga siiyo.

Aaamiin yaa Rabbi

” eebbow Geeridu waa dhab e noo kala dheere…..Aamiin Aaniim.

One Response to TACSI TIIRAANYO LEH:Waxaa halkaa si murugo leh ugu wargelinayaa i Cuntan Yaasiin C. Keenadiid ay xalay ku geeriyootay magaalada Jeddah ee Sucuudi Caraabiya.

  1. Pingback: TACSI TIIRAANYO LEH:Waxaa halkaa si murugo leh ugu wargelinayaa i Cuntan Yaasiin C. Keenadiid ay xalay ku geeriyootay magaalada Jeddah ee Sucuudi Caraabiya. - Daily Somalia Report