Taliyaha Ciidamada Dfs Gen Gorod Oo Sheegay Nabadayntii Gaalkacyo dadyawgii wadi Jirray In Badankoodu Mashaariic Ku Qaadanayeen, Balse Mida Aan Wado Waa Iga Soomaali Jacayl (Daawo)

Filed under: Important News,Wararka |

Shacabka reer Gaalkacyo ayaa aaminsanaa in dagaalada Gaalkacyo ragga hurrin jirray uu ujeedkoodu ahaa in ay mashaariic nabadayn lacag kaga qaataan.

Arrinkaas waxaa si geesinimo ku jirto u bayaanshay General Gorod oo sheegay inta badan qolooyinkii nabadaynta Gaalkacyo waday waxaa marwalba dhan socday mashaariic un-ka laga soo cadaysanayay, hase yeeshee Nabadaynta aan wado waa mid iskaa wax u qabso iyo fii sabiilillilaahi.

Suxu Abaadir ayaa hadaba qabanqaabiyay dood ay shacabku su’aalo adag ku waydiinayaan Gen Gorood, oo markaas si wanaagsan uga jawaabbay.