Talow Siyaasiyiinta Beesha HabarGidir maxay oran lahaayeen haddii Gobalka Mudug Dhmaantiis Puntland la raacin lahaa (Falanqayn kooban)

Filed under: Wararka |

Dad badan ayaa baryahaan aad uga carooday Heshiiskii Puntland iyo Federaalka Qodobkii oranayay Waqooyiga mudug wuxuu ka tirsanyahay Puntland.

Awalba Waqooyiga mudug sida caadiga ahayd wuxuu ka tirsanaa Puntland, laakiin Xasan Shiikh iyo Cabdiqaybdiid ayaa xamar inta isaga shiray iyagoon cidna la tasham isaga daray Waqooyiga Mudug maamulka Gobalada dhexe.

Waxaa durba isa soo taraya sida ay Siyaasiyiinta Beesha habarGidir ay arrinkaas u diiidanyihiin markaad arragto wararka saxaafadda la isku lalinayo, Ximan iyo Xeeb iyo Galmudug oo Questionu jaray DFS Qosobkaas kore awgiis.

Hadaba Talow maxaa dhici lahaa haddii koonfurta Mudug la raacin lahaa Puntland??.

Isla Su-aashaas ayaa marka la waydiiyo Beesha Isaaq oo la yiraahdo maxaa dhici lahaa haddii Deegaanda Beesha Habarjeclo la raacin lahaa Puntland???.

Waa su aal ku haboon in la waydiiyo Siyaasiyiinta Beesha Habargidir.

2 Responses to Talow Siyaasiyiinta Beesha HabarGidir maxay oran lahaayeen haddii Gobalka Mudug Dhmaantiis Puntland la raacin lahaa (Falanqayn kooban)