Talow Faroole Miyaa lagu Shubtay (Baryahaan waxaa Socota Xooggaa lacaga Hebel Ku Shubo, Waxaad Arkaysaa Ninkii Aad Jeclayd oo War Aanad Ka fillayn Ku Hadaaqay)

Filed under: Important News,Wararka |

Soomaalidu waxay u haystaan in Soomaalida kaliya wax ku shubtaan, laakiin waxaa jira gacmo shisheeye oo qudhoodu ku shubta siyaasiyiinta Soomaalida.

Hoos ka daawo Cali Guray oo Faysal Cali Waraabe ku eedeeyay in marka lagu shubto uu saxaafadda ka adeegto.

One Response to Talow Faroole Miyaa lagu Shubtay (Baryahaan waxaa Socota Xooggaa lacaga Hebel Ku Shubo, Waxaad Arkaysaa Ninkii Aad Jeclayd oo War Aanad Ka fillayn Ku Hadaaqay)