Ururka Suxufiyiinta Puntland oo si kulul U canbaareeyay Xukuumadda Madaxwayne Gaas Gaar ahaan Hadalkii Soocade (Daawo)

Filed under: Important News,Wararka |

map
Inkastoo uu fududaystay hadal ka soo yeeray Wasiirka warfaafinta Punland Soocade ayay hadana si geesinimo ah suxufiyeenta Puntland u muujiyeen sida ay uga midaysanyihiin in aan la fududaysan karin in sharciga Puntland ama dastuurka Puntland aan marna la dhayalsan.

Warbaahinta P/O aad bay ugu hambalyaynaysaa talaabada suxufiyiinta Puntland oo muujinaysa in ay suxufiyiintu yihiin askarta asalkaa ee illaalisa nidaamka dawladnimo ee Puntland oo ku astaysan in sharcigu cidwalba ka sareeyo, xukuumadduna tahay kuwii shacabku doorteen ee aynan marna sharciga ka sarayn karin.

Sharciga Puntland waa muqudis.