USC iyo SNM oo ku wada hadlaya dalka Turkiga Iyo Yusuf Garaad Ka Reebay Wadahadalka Shakhsiyaadka Beesha Daarood Kasoo jeeda

Filed under: Important News,Wararka |

Somali_tribes_districts
wali 2017 30 sano kadib wali Soomaali waa quusan la’adahay waxaa la rabaa in la garaaco darbigii horay lowgu khasaaray, hadday siyaasiyiin noqonlahayd hadday shacab noqonlahayd lama rabo in la yiraahdo qaab siyaasadeedkii hore waan ku khasaarnay ee aan badelno.

Yusuf Garaad horaan u sheegnay ninna caadadi ma daayo bahalna qeeriin ma daayo, Yusuf Garaad waa ninkii idaacaddii yarayd ee BBC qabyaaladeeyay, hadana wixiisii buu wataa oo wuxuu leeyahay arrinka Somaliland iyo Somalia yaan laga qayb gallin Daarood, si aan deegaanada daaroodka u kala qaybsano innagoo irrir samaale ah.

7 Responses to USC iyo SNM oo ku wada hadlaya dalka Turkiga Iyo Yusuf Garaad Ka Reebay Wadahadalka Shakhsiyaadka Beesha Daarood Kasoo jeeda