Voa Oo Warbixin Xasaasiya Ka Diyaarisay Siyaasadda Puntland (Dhegeyso)

Filed under: Wararka |

bbc-voa-2
Guud ahaan maamul goboleedyada dalka iyo dowladda federaalka ah ayaa waxa ay wajahayaan dhaqaale xumo guud iyadoo kuwa gobolladana ay ugu sii daran yihiin.

Warbixintan oo afar qeyb ah waxaan mid mid ugu eegi doonaa xaaladaha adag ee soo wajahaya hogaanka cusub ee ay Soomaaliya yeelatay iyo sida ay ula jaanqaadi karaan maamul goboleedyada iyo Caqabadaha jira, gaar ahaan dhinacyada dhaqaalaha, siyaasada iyo amaanka.

Qeybtan oo ah tii ugu horeysay ayaanu ku eegeynaa Puntland. Wariyeheena Falastiin Axmed Iimaan ayaa inoo soo diyaarisay halkanna ka soo jeedineysa.