VOA Somali iyo BBC Somali wariyayaasha ka shaqayn jiray iyo Beelaha ay ka soo jeedaan

Filed under: Articles,Important News,Wararka |

Dad badan baa is waydiinaya talow labadan idaacadood maxaa Wariyayaasheeda Beesha Hawiye lowgu koobay, ma wax ula kac ay Maraykan iyo Ingiriis u sameeyeen baa mise waa arin si kama ah isaga dhacday??.

Waa su’aal in badan shacab badan is waydiiyaan hadaba hoos ka daalaco inta badan wariyaashaas iyo Beelaha ay ka soo jeedaan oo uu xili hore lagu daabacay warbaahinta Togdheernews.

Hoos ka akhri labada idaacadood oo aad ugu faalooda in Soomaaliya doorashada lagu galo hanaanka 4.5 iyo sida hanaanka 4.5 aanu uga dhaqan galin labadan idaacadood.

1.Maamulaha laanta afsoomaaliga ee BBC-da Yuusuf Garaad Cumar, waxa uu ka soo jeedaa beesha Hawiye H/Gidir (Cayr),
2. Kaati Ciise H/Gidir (Cayr)
3. Maxamed Maxamuud Cade H/Gidir (Cayr)
4. Yuusuf Xasan Mursal Hawiye H/Gidir (Cayr)
5. Maxamed Maxamuud Dhoore Hawiye H/Gidir (Cayr)
6. Aamina Muuse Weheliye Hawiye (Abgaal)
7. C/raxmaan Koranto Hawiye (Geel-jecel),
8. Farxaan Axmed Jimcaale Hawiye (Xawaadle)
9. Ayaanle Xuseen Hawiye (Xawaadle)
10. Axmed Cabdi Nuur Hawiye Hawiye (Duduble)
11. Ibraahin Macalimu Hawiye (Baadi cade)
12 Bash-kash Jug soo dhacay Hawiye,
13 Abokor Maxamed Boston Hawiye (Baadi cade)
14. C/Nuur Maxamed Sh Isaxaaq Majeerteen
15. Cabdillaahi Xaaji (Mareexaan)
16. Catoosh (Ogaadeen)
17 Axmed Maxamuud Cali (Axmed Kismaayo) Majeerteen
18. Siciid Cali Muuse, waxa uu ka soo jeedaa Somaliland deegaanka bariga Sanaag
19. Yoonis Cali Nuur Somaliland Gobolka Hargeysa 21. Xuseen Aw Jaamac Jibriil Xagar Somaliland Burco. Axmed Siciid Gige Somaliland Gobolka Saaxil

Dhinaca kale idaacada laanta afsoomaaliga ee VOA-da ayaa waxa idaacadaa aqlabiyadoodu ay ka soo jeedaan beelaha Hawiye, iyadoo laba qof saddex qof aanay ka badnayn wariyeyaasha ka soo jeeda SBeesha isaaq.

1.C/raxmaan Yabarow, oo isagu ah maamulaha laanta afsoomaaliga ee VOA ayaa isagu ka soo jeeda beesha Hawiye (Abgaal)
2. C/llaahi Nuur Maxamed Kolombo Hawiye (Murursade)
3. Ibraahin Xasan Daandurey Hawiye (Murursade)
4. Haaruun Macruuf Hawiye (Murursade)
5. C/raxmaan Caynte Hawiye (Murursade)
6. Falastiin Hawiye (Abgaal)
7. Idil Maxamed Cismaan Hawiye (Abgaal)
8. C/casiis Sadaam Hawiye (H/Gidir)
9. Caasha Cuud Hawiye (Abgaal)
10. Khadra Guray, Majeerteen
11. Fadxiya Maxamed Cabsiiye Isaaq
12. Cali Xadhaadhe Warsangali
13. Sahra Ciidle Nuur Isaaq.

sidoo kale 22 wariye oo idaacadaasi u jooga Somalia iyo caalamka kale ayaa iyagana la sheegay inay badankoodu ka soo jeedaan beelaha Hawiye

 

cali xaamud

Source: http://www.togdheernews.com/v2/archives/28994

5 Responses to VOA Somali iyo BBC Somali wariyayaasha ka shaqayn jiray iyo Beelaha ay ka soo jeedaan

  1. Pingback: Dhegeyso Yuusuf Garaadkii BBC Qabyaaladda Ku Maamulay Oo Maantana Ku Doodaya Beesha Caalamka Waxaan Ka Dhaadhiciyiyay In Aynan Dawlad Gobaleedyada Wax Macaamila La Samayn Ee Waxwalba Aniga in La Iisoo Marro (Fallanqayn) | Puntland Observer

  2. Pingback: Dhegeyso Yuusuf Garaadkii BBC Qabyaaladda Ku Maamulay Oo Maantana Ku Doodaya Beesha Caalamka Waxaan Ka Dhaadhiciyay In Aynan Dawlad Gobaleedyada Wax Macaamila La Samayn Ee Waxwalba Aniga in La Iisoo Marro (Fallanqayn) | Puntland Observer

  3. Pingback: Nina Caadadi Ma Daayo Bahalna Qeeriin Ma Daayo, Yusuf Garaad Oo Laantii BBC Kasoo Dhigay Hoyga Qabyaaladda Ayaa Maantana Shaqaalihii Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dhaqankiisii Ku Billaabay | Puntland Observer