Waa Billaabatay: Annagu Hadaan Reer Sanaan/Somaliland Nahay Reer Puntland Reer Galmudug Iyo Axmed Madoobe Waa Walaalahaya Iyo Abtiyaashaya Itoobiyana Reer-Hargaysaa Yiraahda waa walaaheen (Daawo)

Filed under: Wararka |

27-sano kadib waxaad mooddaa in uu hadda bilowday dhaqdhaqaaq wadaniyeed oo waxaad mooddaa hadda in lasoo arkay wacdigii Qabyaaladda iyo in aynan midnimo soomaaliyeed wax dhaamaa jirin.