Waalida Imaaraatka Oo Saldhiga Militari Ka dhisanaya Liibiya, Hal Qorina Lama Soosaaro

Filed under: Important News,Wararka |

Awal haddaad waalida Soomaalida ku taqaaneen iyo reer reerkale oo Soomaaliya 10 gaari oo ay qorya ay Ruushka kasoo iibsadeen ku weerara.

Hadda waxaaba ka darran dalalka Khaliijka oo iyagoo aan Fuuqa rasaasta xitaa aqoon sida loo sameeyo, isla markaana aan lahayn askar farabadan, hadana Saldhigyo military kasamaysanaya dalalkale.

Waa qayb kamida waali iyo qofka oo aan muraayadda isku eegin.
Xitaa dalalka aqoonta durugsan leh oo waxwalba gacantooda ku samaysta hantina haysta ayaan arrimo siyaasadeed isku mashquullin sida Jarmalka, sweden, dalalka ay dadkoodu waalnayn.

Hadaba hoos ka eeg Aljazeera oo kashidtay saldhiga Imaaraadka ee Libya.