Waan Quruxsan kari Lahayn Soomaaliya Sida Morocco, Haddii Aan Iska Qaban Lahayn Siyaasiyiinta

Filed under: Articles,Important News,Wararka |

Soomaali halkaas waxaa dhigay waa siyaasi Soomaali aynan jirrin wax uu ku dhargo, waxaa Soomaali halkaas dhigay siyaasi Soomaali iimaanka la’a oo la garaayn waxa uu ku qanco.

Siyaasi Soomaali wuxuu leeyahay dhaqanka dhurwaaga akhri qoraalkan

Waan Qurxisan Karnaa Dalkeena

morocco